Search
Close this search box.

Tababar Ku Saabsan Adeegsiga Nidaamka Macluumaadka Maamulka Maaliyadda Soomaaliya (SFMIS) oo Lagu Qabtay Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka

Tababar Ku Saabsan Adeegsiga Nidaamka Macluumaadka Maamulka Maaliyadda Soomaaliya (SFMIS) oo Lagu Qabtay Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka

Muqdisho, Soomaaliya – Xafiiska Xisaabiyaha Guud ee Dowladda, gaar ahaan Waaxda Somali Financial Management Information System (SFMIS), ayaa maanta tababar ku saabsan adeegsiga Nidaamka Macluumaadka Maamulka Maaliyadda Soomaaliya (SFMIS) u qabtay Waaxda Maamulka iyo Maaliyadda ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka.

Tababarka waxaa furay Agaasimaha Waaxda SFMIS, oo sheegay in tababarada noocan ah ay sii socon doonaan lana gaarsiin doono dhammaan hay’adaha dowladda.

Agaasimaha Maamulka iyo Maaliyadda ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ayaa uga mahadcelisay Xafiiska Xisaabiyaha Guud tababarka qiimaha leh ee ay siiyeen howlwadeenada wasaaradda.

Dhammaad.

Share This Article