Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Qurbajoogta iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane Yaxye Xaaji Colaad, ayaa ka qeyb galay shir muhiim ah oo diiradda lagu saarayay doorka qurbajoogta iyo dhiirigelinta maalgashiga gudaha.
Shirkan ayaa xooga lagu saaray sidii qurbajoogta Soomaaliyeed ay uga qayb qaadan lahaayeen horumarinta dhaqaalaha iyo maalgashiga Galmudug, iyadoo la abuurayo fursado cusub oo kobcinaya